Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yameni (dhegayso)

Kooxda Manchester United ayaa u gudbisay dalabkeeda ugu dambeeyay oo gaarsiisan $60 milyan laacibka khadka dhexe ee reer England iyo kooxda Tottenham Hotspur Eric Dier.

Kooxda PSG ee dalka Faraniiska ayaa iyana lacag dhan lacag $222 milyan waxay u gudbisay dhigeeda Barcelona si ay ula wareegaan ciyaaryahanka lagu magaacaabo Neymar JR.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

 

 

 

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com