Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yameni (dhegayso)

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yameni (dhegayso)

Kooxda Chelsea ayaa ugu danbayn si rasmi ah ugu dhawaaqday saxiixa xiddigii kooxda AS Monaco ee Tiemoue Bakayoko.

Kooxaha Real Madrid iyo Manchester United ayaa ayana doonaya in ay isdhaafsadaan labo ciyaaryahan taas oo sida la mala-awaalayo ay kooxda Real Madrid dan badan ugu jirto.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

 

 

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com