Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yameni (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yameni (dhegayso)

AC Milan ayaa shaacisay in ay Juventus kala soo wareegtay difaaca dhexe ee Leonardo Bonucci. Kooxda Juventus ayaa si sahlan ku sii daysay Leonardo Bon

DALJIR SPORTS NEWS | GAROONKA KUBADDA CAGTA EE BOOSAASO WAA AGOON, CIDNA UMA MAQNA CEELNA U MAQODNA (daawo)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha: Tababarihii Xulka Qaranka Talyaaniga oo la Cayrshey (dhegayo

AC Milan ayaa shaacisay in ay Juventus kala soo wareegtay difaaca dhexe ee Leonardo Bonucci. Kooxda Juventus ayaa si sahlan ku sii daysay Leonardo Bonucci oo kooxdeeda door wayn ku lahaa waxaana adeega difaacan khibrada badani uu xili ciyaareedka cusub ka soo muuqan doono AC Milan

Barcelona ayaa shaacisay in ay dhamaystirtay heshiiska difaacii hore ee kooxda Benfica ee Nélson Semedo kaas oo ku guulaysatay tijaabada caafimaadka.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

 

 

 

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: