Site icon Radio Daljir

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Waxaa la ciyaaray kulan ka tirsana Champion league wareega afar dhamaadka, lugta labaad, kooxaha reer Madrid ayaa ciyaar xiiso badan dhexmartay waxanaa finaalka koobkan is gaysay kooxda ugu guulaha badan koobabka Champion League.

Hoos ka dhageyso warbixinta oo ay ku jirto kulamo caawa la ciyaari doono koobka Europa League.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5913c8bd030100619952081f/Xubinta+Sportska+S%2BD_11_May_2017.mp3?_=1

Exit mobile version