Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Horyaalka Ingriiska waxaa laga ciyaaray xalay kulamo xiiso badan kuwaas oo natiijada kala sarraynta kaalimaha afraad iyo saddexaad wax ka badalay; maantana waxaa la ciyaari doona kulamo kale.

Dhanka horyaalka Spain, labada kooxood ee Real Madrid iyo Barcelona ayaa kulamo ciyaaray.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • marka hore waxan salamaya radio daljir iyo c/raxaman yamani oo aan uga baranay soo jedinta barnamijka xisaha badan ee sportiska hadan fikirkayga ka dhiibto ciyaartii xalay ee man city guusha ku gaadhay anigu waxan odhan lahaa way u walanta 5-0 wayna u qalanta inay qaado horyaalka aadbad u mahadsan tihiin dhamaan shaqalaha idacada oo ugu horeeyo injineer cali mursal.

  • barnaamijka saaka & dunida ee kabaxa radio daljir waa barnaamij aan anigu ka shaqsi ahaan sigaara u danayo waana barnaamij isugu jira wararka caalamka ciyaaro iyo xubinta wargeysyada oo aan sigaara u danayo runtii ee uu sojeediyo weriye xuseen madar jimcale

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com