Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (Dhegayso)

Kulamo xiiso badan oo ka tirsana horyaalka Ingiriiska ayaa la ciyaaray waxaana jira kooxo sanadkan ka hadhi doona horyaalka, halka qaar kalena ay doonayaan in ay ka soo qaybgalaan Champions League.

Dhanka spain labada kooxdood ee Real Madrid iyo Barcelona ayaa kulamo adag ciyaaray.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

  


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com