Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Xulka qaranka Jarmalka ayaa tagay finaalka koobka qaaradaha ee Confederations Cup loo yaqaano kaddib markii ay ka guulaysteen kooxda dalka Meksiko.

Dhanka kale waxaa la sugaya in la ciyaaro finaalka koobka Yuuro, ciyaartoyda ay da’doodu ka yar tahay 21 sano jirada Isbaanishka iyo Jarmalka.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

 

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com