Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (Dhegayso)

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (Dhegayso)

Maanta oo Sabti ah waxaa la ciyaari doona kulamo ka tirsan Premier League, asbuucan ayaana noqon doona midka ugu adag kooxda huggaaminaysa horyaalka ee Chelsea.

Dhanka horyaalka Spain waxaa la ciyaari doona kulamo wax wayn ka badali doona natiijada kala saraynta horyaalka.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

  

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0