Site icon Radio Daljir

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Kulamo ka tirasan koobka Europa League wareega afar dhamaadka lugta labaad ayaa la ciyaaray; kooxda Manchester United ayaa finaalka koobkan tagtay kaddib markii ay ka soo baxday kooxda reer Spain ee Celta Vigo .

Dhanka kale kulamo ka tirsan horyaalka Ingiriiska ayaa la ciyaari doona kooxda Chelsea ayaa tallaabo cusub ugu sii dhawanaysa in ay noqoto kooxda sannadkan loo caleemosaari doono horyaalka Ingiriiska

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5915226cfd00006eb3a51290/Xubinta+Sportska+S%2BD_12_May_2017.mp3?_=1

 

Exit mobile version