Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani

Maanta waxaa la ciyaari doona kulamo ka tirsan horaalka Ingriiska. Ciyaaro xiiso badan ayaa la ciyaari doona xili horyaalka Ingisriisku dhamaad ku sii dhaw yahay.

Dhanka kale waxaa dhaawac halis ah soo gaadhay ciyaaryahanka kooxda Manchester United Zlatan Ibrahimovic, kaas oo muddo badan garoomada ka maqnaan doona.

 

Waa Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com