Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani

waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsan Europa League – Quarter-finalka lugtii labaad qaar ka mid ah ciyaaraha ayaa lagu daray wakhti dheeri ah kaddib markii lagu kala bixi wayaay 90 daqiiqo.

Dhanka kale qaar ka mid ah kooxaha qaarada Yurub ayaa doonaya inay marka suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ay la soo wareegaan ciyaaryahano cusub.

Waa Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com