Saaka & Dunida, Maxamed Lakiman & Caleemasaarka Madaxweyne Deni, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida, Maxamed Lakiman & Caleemasaarka Madaxweyne Deni, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe nooga daadihinaya M. Lakiman.

Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan war dal iyo dibad naga soo gaaray iyo waliba khudbadihii caleemasaarka Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com