Saaka & Dunida, Jaamal Faarax Adan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban, ku soodhawaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Jamaal Faarax Aadan ayaa aroortan barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya.

Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad faallo ama falcelis nala qaybsato.

Hoos ka dhegayso.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

One response to “Saaka & Dunida, Jaamal Faarax Adan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)”

  1. Fadumo

    Daljir warar xawiiqada ku dhow
    Waa dhegaystaa marwalba iyo melkastaan joogaba

U Jawaab Fadumo Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com