Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe nooga daadihinaya Xuseen Cabdi Jimcaale Madar.
Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato.
Dhigaal Cusub
« MAANHADAL: DFS oo hakisey shahaadooyinkii ardeyda dugsiyada sare ee Puntland (dhegayso | daawo)
« MAANHADAL: DFS oo hakisey shahaadooyinkii ardeyda dugsiyada sare ee Puntland (dhegayso | daawo)
Dhigaal Duug ah
Nabadoon lagu dhaawacay kismaayo iyo Jubbaland oo ka hadashay (dhegayso) »
Nabadoon lagu dhaawacay kismaayo iyo Jubbaland oo ka hadashay (dhegayso) »