Site icon Radio Daljir

Saaka & Dunida iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe nooga soo daadihinaya Xasan Heykal.

Hoos ka dhegayso oo fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaaga.
SD XASAN HEYKAL, 23 – 7-2021 JIMCE by Radio Daljir

Back to Home page