Saaka & Dunida iyo Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Xaawo Axmed.

Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.

Daawo Xaawo Axmed iyo wareysigii Batuulo Axmed Gabbale, Guddoomiyaha Ururka Haweenka Soomaaliyeed

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0