Site icon Radio Daljir

Saaka & Dunida iyo Najiib Zaki, Daljir Qardho (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Qardho nooga soo daadihinaya Wariye Najiib Zaki

Hoos ka dhegayso oo fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaaga.

SD Najiib Zeki Qardho 18 9 2021 Sax by Radio Daljir

Back to Home page