Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe nooga daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim.Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato.
Hoos kaga bogo.
Dhigaal Cusub
« Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Boosaaso (dhegayso)
« Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Dhigaal Duug ah
Caasho geele oo ka haddashay Arrimo baddan oo Xasaasi ah (Daawo) »
Caasho geele oo ka haddashay Arrimo baddan oo Xasaasi ah (Daawo) »