Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim.
Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato.
Dhegayso.
Dhigaal Duug ah
Waxgaradka degmadda Ufayn oo soo dhaweyeey shirka Muqdisho »
Waxgaradka degmadda Ufayn oo soo dhaweyeey shirka Muqdisho »