Site icon Radio Daljir

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga soo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim.

Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan war dal iyo dibad naga soo gaaray.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bfdf03e0a010043a2c828c4/SD+MCI+BSSO+28+11+2018.mp3?_=1
Exit mobile version