Site icon Radio Daljir

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga soo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim.

Saaka wararka ugu waaweyn waa Baarlamaanka Puntland oo ansixiyey heshiiska Dowladda Dubai iyo kan Dowladda Shiinaha ee shirkadda CCECC.

Hoos ka dhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/597aac5801010015385db294/S%2BD_MCI_BSSO_28July_2007.mp3?_=1
Exit mobile version