Site icon Radio Daljir

Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya Wariye Maxamed Xasan Dhalo.

Hoos kaga bogo wixii saaka warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, oo nala qaybso fiiradaada iyo falcelisba.

Dhegayso.
SD 25 04 2020 MX Dhalo Galkcayo by Radio Daljir

Exit mobile version