Site icon Radio Daljir

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban, ku soodhawaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Maxamed Lakiman ayaa aroortan barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya.

Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad faallo ama falcelis nala qaybsato.

Hoos ka dhegayso.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b9719740201004869cd9207/SD+M+Lakiman_11_Sept_2018_Salaaso_Gaalkcyo.mp3?_=1
Exit mobile version