Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Kampala (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Kampala (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Saaka waxaa barnaamijka magaalada Kampala, Uganda ka soojeedinayana wariye Khadar Cawl Ismaaciil.

Saaka & Dunida kaga bogo wixii saaka warar ugu horreeyey, dal iyo dibad.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0