Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Saaka waxaa barnaamijka magaalada Buuhoodle nooga soojeedinayana wariye Khadar Cawl Ismaaciil.
Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad.
Hoos ka dhegayso.
Dhigaal Cusub
« MAANHADAL: Garsoorka iyo Caddaaladda Puntland (dhegayso)
« MAANHADAL: Garsoorka iyo Caddaaladda Puntland (dhegayso)