Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Saaka waxaa barnaamijka magaalada Buuhoodle nooga soojeedinayana wariye Khadar Cawl Ismaaciil.
Saaka & Dunida kaga bogo wixii saaka warar ugu horreeyey, dal iyo dibad.
Hoos ka dhegayso.
Dhigaal Duug ah
Gobolka Banaadir oo ku taamaya helidda goleyaasha deegaanka »
Gobolka Banaadir oo ku taamaya helidda goleyaasha deegaanka »