Arooryo suubban, kuna soodhawaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Jamaal Faarax Aadan ayaa aroortan barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya.
Kaga bogo wixii war dal iyo dibad naga soo gaaray, oo hoos ka dhegayso, hana illaawin in aad faallo ama falcelis nala qaybsato.
Dhigaal Duug ah
Weerar kadhacay Afgaanistaan oo lagu dilay inka badan 250-ruux »
Weerar kadhacay Afgaanistaan oo lagu dilay inka badan 250-ruux »