Site icon Radio Daljir

Saaka & Dunida iyo Jaamac cRaxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe nooga daadihinaya Jaamac Cabdiraxmaan.

Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan war dal iyo dibad naga soo gaaray oo hoos ka dhegayso.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c5f78c3020100b742ed8dde/SD_10_Feb_2019_Garowe+Jama+Abdirahman+Ahmed+.mp3?_=1
Exit mobile version