Arooryo suubban! Ku soodhawaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka inoo daadihinaya cXakiin Xuseen Xasan, kana soojeedinaya xarunta Daljir Garoowe.
Kaga bogo wixii warar aroortan loogu hadalhayn badnaa, dal iyo dibad.
Hoos ka dhegayso.
Dhigaal Duug ah
Dowladda oo ka hadashay khasaaraha qaraxii xalay ee Muqdisho »
Dowladda oo ka hadashay khasaaraha qaraxii xalay ee Muqdisho »