Ciid Wanaagsan oo arooryo suubban! Ku soodhawaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka inoo daadihinaya cXakiin Xuseen Xasan, kana soojeedinaya xarunta Daljir Garoowe.
Kaga bogo wixii warar aroortan loogu hadalhayn badnaa, dal iyo dibad.
Hoos ka dhegayso.
Dhigaal Cusub
« Musharax Madaxweyne PL 2019 Siciid Cali Axmed Qurbaawi oo ka hadlay Qorshihiisa Musharaxnimo (dhegayso)
« Musharax Madaxweyne PL 2019 Siciid Cali Axmed Qurbaawi oo ka hadlay Qorshihiisa Musharaxnimo (dhegayso)
Dhigaal Duug ah
Garaad Saleebaan: “Waa u xoogsheeganeynaa … waanwaanta ay sheegayaana waa been … beenta waa lagu cabbaa ee laguma rakaato” »
Garaad Saleebaan: “Waa u xoogsheeganeynaa … waanwaanta ay sheegayaana waa been … beenta waa lagu cabbaa ee laguma rakaato” »