Site icon Radio Daljir

Saaka & Dunida iyo Cabdinaasir jeekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inooga ka daadihinaya Wariye Cabdinaasir Jeekeey.

Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.

SD Cabdinaasir Ibraahim Maxamed JK Daljir Gaalkacyo 6.6.2021 Sabti by Radio Daljir

Exit mobile version