Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida oo xiiso gaar ah wata saaka, waxaana saaka barnaamijka inoo daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 3
  • marka horw wan slamaya dhaman shaqalaha idacada aadbad ugu mahadsan tihiin soo jedinta wanagsan ee ad ugu soo gudbinaysan shacabkiina xogta dhabta ah aadbana ugu mahadsantihiin radio daljir.

  • daljir run sheeg

  • Asc zxb c/fatax waanu dhawreynaa barnaamijka saaka & dunida waanuna kaaga mahadcelineynaa adiga iyo dhamaan shaqaalaha radio dalji meelkasto ay joogaan