Site icon Radio Daljir

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Muqdisho (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Muqdisho ka daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi.

Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato.

Dhegayso.

SD Geeddi Muqdisho 19 Oct 2020 by Radio Daljir

Exit mobile version