Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe ka soo daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi.
Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato.
Hoos ka dhegayso.
Dhigaal Cusub
« Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
« Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Dhigaal Duug ah
Xasan Sheekh oo ku wajahan Jubaland »
Xasan Sheekh oo ku wajahan Jubaland »