Site icon Radio Daljir

Saaka & Dunida iyo Cabdicasiis Daacad, Daljir Qardho (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Qardho nooga soo daadihinaya Cabdicasiis Daacad.

Hoos ka dhegayso oo fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaaga.

S – D BY DAACAD QARDHO 24 – 11 – 21 by Radio Daljir

Exit mobile version