Site icon Radio Daljir

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)

Arooryo suuban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso inoo ka daadihinaya Axmed Shiikh Maxamed  aw-Tall.

Wararka saaka ugu waaweyn waa kuwa Baarlamaanka Puntland iyo afkaarta bulshada iyo MKX Camay oo inoo ka waramaya heshiiska iskaashga amniga ee Puntland iyo Galmudug iyo ciidamo iskudhaf ah oo Puntland ay mushaarkooda bixin doonto.

Hoos ka dhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/597028020401004bbee1fc95/S%2BD_Tallman_Bossaso-20-July-2017.mp3?_=1
Exit mobile version