Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)

Arooryo suuban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Axmed Shiikh Maxamed Tallman.

Hoos ka dhegayso


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

6 responses to “Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)”

  1. Waa mahdsantihiin wlayaal waa bahada xafada dhalinyarada wax baraty maahan inay ku dhex milmaan dhibaatooyinka jira si isku mid ah u tabay waxa wadanka ka jira

  2. Abdihabib Hussein Moalin Yusuf walaal waa nahay haddii aan qalad galnaynay na sax aan isa saxnee oo wax nagu caddee?

  3. Radio daljirna xaqa allaha tuso dhexdhexaad kama aha xldda mudug oo ma sheegto wax yeelada soo gaarta dadka Galmudug ka soo jeeda sharciga saxafada cadiifada qabiilka hala kala saaro Xorriyo Abdikadir Sheikh Ali

  4. Allaha u naxriis dadka ma saakiinta ah

  5. Ahmed Caydiid Cabdi Cali
    Jooga Galkio – mudug – somalia
    Dadkaa xaq darrda lagu laayay ee aan waxbo galabsan iyadoo lagu jiro bil cibaado
    Ilaahow dadka xaqqa tus

U Jawaab Abdihabib Hussein Moalin Yusuf Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com