Site icon Radio Daljir

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)

Arooryo suuban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso inoo ka daadihinaya Axmed Shiikh Maxamed  awTall.

Wararka saaka waxaa ugu horreeya mashruuca caafimaadka hooyada iyo dhallaanka oo Garoowe lagu daahfuray.

Hoos ka dhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59a76420010100173e78207b/S%2BD_Tallman_Bossaso-31-Aug-2017.mp3?_=1
Exit mobile version