Site icon Radio Daljir

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)

Arooryo suuban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso inoo ka daadihinaya Axmed Shiikh Maxamed  aw-Tall.

Wararka saaka waxaa ugu waaweyn dilkii saddexaad oo ka dhaca Bossaso maalmo gudahood, waxaan idiin haynaa waraysiyo maamulka iyo ammaankaba.

Hoos ka dhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/598bbc740401005c05d249c1/S%2BD_Tallman_Bossaso-10-Aug-2017.mp3?_=1
Exit mobile version