Site icon Radio Daljir

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso inoo ka daadihinaya Axmed Shiikh Maxamed (Tallman).

Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.

 

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bda43e20a01005b7bc3d7f4/SD_Tallman_Bsso_01-Nov-2018.mp3?_=1
Exit mobile version