RW Xasan Cali Khayre oo Khudbad Kajeediyeey Shirka Golaha Guud ee QM

RW Xasan Cali Khayre oo Khudbad Kajeediyeey Shirka Golaha Guud ee QM

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Somaaliya ayaa shalay galab xilliga Mareykanka ka jeediyay xarunta Qaramada Midoobay ee Magaalada New York khudbad dheer oo uu kaga hadlay xaalada Soomaaliya.

Mudane Kheyrre ayaa beesha caalamka ka dalbaday in dalkiisa laga qaado xayiraadda saaran ee dhinaca hubka ah.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku dheeraaday horumarka la gaaray bilihii u dambeysay iyo caqabadaha heesta dowladda Federaalka Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Abdirahaman abdukadir 7 years ago

    Qodobo muhiim ayuu ka hadalay waan so dhaweynenaa

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com