RW Kheyre oo qaabilay Danjire Ben Fender

HomeWararka

RW Kheyre oo qaabilay Danjire Ben Fender

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha cusub ee dowladda Ingiriisk

Warka Caweysin, Deeqo Ladan, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Taliyaha Ciidanka Baambeyda Soomaaliya oo ka warbixiyeey shaqadda ciidanka
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha cusub ee dowladda Ingiriiska ay u soo magacowday Soomaaliya Danjire Ben Fender.

Mudane Xasan Cali Khayre iyo danjiraha cusub ee dowladda Ingiriiska u soo magacowday Soomaaliya Ben Fender ayaa ka wada hadlay xoojinta xariirka iyo iskaashiga labada Dal.

Danjiraha cusub ee dowladda Ingiriiska u soo magacowday Soomaaliya Ben Fender ayaa badalay Danjire Danjire David Concar, kaasi oo Muddo Xileedkiisa uu dhammaaday.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: