RW Khayre: “Wuxuu dalku gaarayaa 2018 nidaamka xisbiyada badan”

RW Khayre: “Wuxuu dalku gaarayaa 2018 nidaamka xisbiyada badan”

Raysal wasaare Xasan Cali Khayre ayaa sheegay dalka sanadka 2018ka inay ka hirgalinayaan nidaamka xisbiyada badan , si doorashada 2020ka ay u dhacdo hanaan ku dhisan xisbiyo, fursadna loo siiyo dadwaynuhu inay codkooda dhiibtaan.

Khayre ayaa waxaa uu sheegay hadda meel wanaagsan inuu marayo qorshahaasi oo ay doonayaan inay ku guulaysato dowladda hadda jirta.

Muddooyinkii u dambeeyey ayaa waxaa kasocday magaalada Muqdisho shirar looga tashanayo arimaha dastuurka dalka iyo doorashooyinka dalka ee 2020ka hanaanka ay u dhacayso iyadoo laga gudbayo nidaamka qabiilka wax ku qaybsiga ee ragaadiyay hormarkii dalka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com