RW khayre oo ka hadlay Faa’iidada Somaliya Ugu Jirta Xubinimada COMESA (dhegayso)

RW khayre oo ka hadlay Faa’iidada Somaliya Ugu Jirta Xubinimada COMESA (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta dib ugu soo laabtay magaaladda Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyay faa’idada ugu jirta Samaliya xubinimada Suuqa Bariga iyo Koonfurta Afrika (COMESA) ee lagu qabtay magaalada Lusaka ee dalka Zambia.

Wuxuu sheegay in xubinnimmada Soomaaliya ee COMESA ay ka qeyb gaadaneyso dib u dhiska dhaqaalaha, horumarinta dalka, maal-gashiga, shaqo abuurka, dhismaha wadooyinka iyo warshadaha, iyo horumarinta adeegyada bulshada oo dhan.

Wariyaha Radio Daljir ee Muqdisho Cabdiraxman waaberi ayaa Muqdisho kaso diray Warbixintan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 6 years ago

    ADEER WIILKAAN YAREE KHAYRE LA DHAHO WAA TUUL AY NIMAN SAMAYSTEEN.
    FARMAJANA WAA TUUL KALE. SOMALI HADAYSAN ISKA AABANINA MEEL FOG BAA LAGA DOONAYA!.
    SUUQA COMMERSA BAYNU KU BIIREY MA AHA SIYAASADA MAANTA.
    MAANTA KALIYA WAXAA NOO DANA WAA AMNI!. ”
    AMNIGIINA WAXAA U TALIYA CIA, MI6, MOSSAD IWM.
    DABCAN QARAXU GOORTUU DHACAYO,GOOBTUU KA DHACAYO, & CIDA FULINAYSABA WAXAY HOOS TAGAAN CIA, MI6 & MOSSAD IWM.KHAYRE & FARMAJO WAA OGYIHIIN!.LAGA SOO BILAABO QARAXII ZOOBE 14/10/17,WIXII KAHOREYEY AMA – AMA..
    KAS DHIIGOODA GADAYA BAA WELI QAAR USACABA TUMAYAA. CAJIB.
    TAN KALE 150 COMPANY EE XALANE DEGEN EE TUUGADA AH CANSHUURNA KAMA QAADO, WAXAY QABTAANA MABA OGA!. LKN HABARTA BAKAARAHA FADHIDA XOOG BUU KAGA QAADAA CANSHUURTA…
    HA ILAAWIN DIGNIINTAYDII:-”
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    IS ISIS GOOD FOR THE JEWS.
    ISIS LEADER ABUBAKR ALBAGHDADI EX NAME ELLIOTE SHIMON 100%HE WAS MOSSAD AGENT!. ISN’T MOSLIMS.
    ISIS THEY NEVER ATTACK ISRAEL.
    WHY NOT? ISIS MADE IN ISRAELI.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com