RW Cumar oo ku guulaystay xubinimada aqalka sare iyo doorashadii oo socota.

Garoowe, Oct 20 2016–Xarunta barlamaanka dowladda Puntland ee Garoowe ayaa waxaa kasocda doorashaa xubnaha aqalka sare ee Soomaaliya kasoo gelaya deegaamada Puntland.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo latartamayey musharax Aamina Aadan Cabdullaahi ayaa noqday musharixii ugu horeeyey ee xaqiijiya xubinimadiisa aqalka sare.

Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa kuguulaystay 47 kamid codadkii ay dhiibteen xildhibaanada barlamaanku, halka Aaminana heshay 17 iyadoo hal cod xumaaday.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com