RW Cumar CC iyo Madaxweyne Gaas oo gaarey degmada Dangorayo.

Dangorayo, Sep 21 2016-Wararkii ugu dambeeyey ee aan kahelayno degmada Dangorayo ayaa sheegayaan in Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake uu gaaray Deegaanka Dangoroyo oo ka tirsan Gobolkaasi.

Safaraka Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa ku wehlinaya Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo xubno kale oo ka tirsan Maamulka Puntland.

Mas’uuliyiintaani oo larumaysan yahay inay kusii jeedaan degmada Qardho ayaa waxaa lafilayaa inay ka qaybqaataan dhismaha golaha deegaanka degmadaasi iyo doorashada maamulka degmada Dangorayo.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com