Site icon Radio Daljir

RW Abiy Axmed oo heshiis biloow ah dhexdhigay maamulada Soomaalida iyo Canfarta (dhegayso)

Waxaa maanta Addis Ababa ka dhacay heshiis lagu xalinayey colaadda u dhexaysa Soomaalida iyo Canfarta, waxaana heshiiska goobjoog ka ahaa RW Itoobiya Abiy Axmed, Madaxweynaha Canfarta, iyo Madaxweynaha DDS Mustafe Cagjar oo dowladda ka codsaday in dhammaan goobihii lagu dagaalamay ay amnigeeda la wareegaan ciidamada Dowladda Fadaraalka ee Itoobiya.

Jamarti Yaxye Axmed, wariyaha Daljir ee DDS, ayaan ka waraysanay wararkii ugu danbeeyey.

Exit mobile version