Waxaa maanta Addis Ababa ka dhacay heshiis lagu xalinayey colaadda u dhexaysa Soomaalida iyo Canfarta, waxaana heshiiska goobjoog ka ahaa RW Itoobiya Abiy Axmed, Madaxweynaha Canfarta, iyo Madaxweynaha DDS Mustafe Cagjar oo dowladda ka codsaday in dhammaan goobihii lagu dagaalamay ay amnigeeda la wareegaan ciidamada Dowladda Fadaraalka ee Itoobiya.

Jamarti Yaxye Axmed, wariyaha Daljir ee DDS, ayaan ka waraysanay wararkii ugu danbeeyey.

Leave a comment

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *