RSF Warbixin Sannadeed: “Puntland iyo Somaliland waxay si gaar ah cadaadis u saaraan suxufiyiinta”

RSF Warbixin Sannadeed: “Puntland iyo Somaliland waxay si gaar ah cadaadis u saaraan suxufiyiinta”

Soomaaliya ayaa weli ah wadanka ugu khatarta badan ee saxaafadi ka shaqayso Afrika oodhan, waxaana sanadkii hore lagu diley 3 wariye, taasoo tirada wariyayaasha lagu diley Soomaaliya 10 kii sano ee lasoo dhaafay ka dhigaysa 50 wariye.

Halkan Ka dhegayso warbixinta RSF

 

Baahita loo qabo joojinta dhiiga saxaafada ka qubanaya waa ciwaanka warbixin sanadeedka RSF

"Dowladaha ka jira is maamul goboleedyada Puntland iyo Somaliland ayaa si gaar ah culays xoogan u saaran saxaafada maxaliga ah ee ka jirta deegaanadaasi." ayaa lagu yiri warbixinta ururka suxufiyiinta aan xuduuda lahayn ee aduunka.

Posted by Radio Daljir on Wednesday, April 22, 2020

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com