Roobkii deyrta oo ka curtay degmada Jariiban ee gobolka Mudug (dhegayso)

Guddoomiyaha golaha deegaanka ahna duqa degmada Jariiban Maxmuud Maxamed Maxamuud (Muuffo) oo waraysi gaar ah uu siiyey Radio Daljir wuxuu ka hadlay Roobab maalmihii lasoo dhaafay ka da’ayey degmada Jariiban gaar ahaana dhulkii bacaadka guuraya uu qabsaday ee Garacad iyo deegaanada hoos yimaada.

waxa uu ka hadlay shir ay isugu yimaadeen gudoomiyaha golayaasha deegaanada Puntland.

wariye Cabdikeyr Maxamed Jaamac ayuu uwaramay.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com